Xogta Ninkii Hogaaminayay Weerar lagu dilay Saraakiil badan oo Kenyan ah oo la shaaciyay

Dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa jimcihii jidka u galay gaari Bas ah oo ka baxay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya kuna sii jeeday magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi bari . Dableyda weerarka ku qaaday gaariga baska ah ayaa dilay 11-qof oo 8-kamid ah ahaayeen saraakiil ciidan , waxa ayna kooxda weerarka qaaday … Continue reading Xogta Ninkii Hogaaminayay Weerar lagu dilay Saraakiil badan oo Kenyan ah oo la shaaciyay